Xabiib Sharaabi Hasha geel howdka sareey hunguriyeysataa


Комментарии: 251

  • Salma Ibra
    Salma Ibra День назад

    Xabib Muraad Waliyow..💞😢👍100%.

  • anisa nur
    anisa nur 7 дней назад

    baashaal wax habaaren aa i helee

  • anisa nur
    anisa nur 7 дней назад

    xabiib eeshcalaA macquul markaN ku dhageesto waa ooyaA 😭

  • Samsam Ahmed
    Samsam Ahmed 13 дней назад

    Wow det best song xabib sharaabi ninkii ku yaqaana lee waaye la hari weysee. Wey ku haysataa

  • Abwaan Gaandi
    Abwaan Gaandi Месяц назад

    heesaha reer xamarka waan jecelahay runti waa dad aanu wlalo nahay... hasha geedka hawdka sarey hunguriyaysata

  • Fozia Issa
    Fozia Issa Месяц назад

    kabax

  • Fozia Issa
    Fozia Issa Месяц назад

    woooooooooooooooow

  • SHINE AQIYAAR BOY
    SHINE AQIYAAR BOY Месяц назад

    somali reggae

  • guleet
    guleet Месяц назад

    I don't understand a thing !

  • Abdul Salah
    Abdul Salah Месяц назад

    y ppl. qnq b VI.jbabhkb mb maxamwc?jayoao
    Sax.h h BM

  • Abwaan Ahmed
    Abwaan Ahmed 3 месяца назад

    waayo kuwana?

  • Fadxi Waal
    Fadxi Waal 3 месяца назад

    axya sharabi wale siyad bare hawiyahu wow ka hari wayay lkn xabib sharabi aya si cad hes kaga sameyay ka hari weyse wey ku haysata waxa habaran wala wada garanaya wa habar gidir

  • Fadxi Waal
    Fadxi Waal 3 месяца назад

    haaaa wale ben kumadan shegin siyad bare aya wax habaran ka saren xamar habar gidir kada sarbebta xabib sharabi

  • Abdirisak Jama
    Abdirisak Jama 3 месяца назад

    hi best singer .but something is was happened

  • Fartunlucky Abdirizaq
    Fartunlucky Abdirizaq 3 месяца назад

    😋😋😋😋😘😘😘

  • Mudugboy
    Mudugboy 3 месяца назад +7

    ilaahay amarkii Xabiib Sharaabi ,Axmed Naaji iyo Aun Axmed Shariif Killar waa fannaaniinta heesaha banaadiriga ay qaadaan aan aad u jeclahay balse dhibaatada jirtaa waxay tahay eraya badan baa iga hoos baxa oo inaan fahmey baan iska dhaadhiciyaa balse aanan si dhab ah u fahmin.hehehehe balse nasiib wanaag asxaab badan baan leeyahay oo erayada ii jilciya ar yaqey adiga lama goodle maa weligaa ahaane? ayey yiraahdaan kolka aan suaalaha ka badiyo heehehehehe
    xusuusonline aad baad u mahadsantihiin

    • naruuriye hassan
      naruuriye hassan День назад

      Mudugboy 😊😂😂😂😂


    • Maria Jamac
      Maria Jamac 3 месяца назад

      waa laysku dhiban yahay 😀😀


  • haamoo hamoodتلالىكىنلا
    haamoo hamoodتلالىكىنلا 3 месяца назад

    لملةلمل

  • abmmoh frrosye
    abmmoh frrosye 4 месяца назад

    Long live Habib Sharabi, I felt a wave of nostalgia for how great was Mogadishu in the 1980s, your voice has not changed.

  • Badiyow Moh
    Badiyow Moh 4 месяца назад

    waa hees banaadiri ah

  • Virtual Humanoid
    Virtual Humanoid 4 месяца назад

    The man is going in lol, salute!

  • Freaky Boy
    Freaky Boy 5 месяцев назад

    B

  • Ilyaas Haashi
    Ilyaas Haashi 5 месяцев назад +1

    qowdhan heesan cml mafahmaan iska daawada dheh awalba af qowdhan waxa aheen ma aqonin dad jaahilin ah oo hal dhag wax loogu sheegay waaye ayaga dham wlh badankoda muqdisho marke soo tahriiben ay barteen

    • Faatima Abdow
      Faatima Abdow 5 месяцев назад

      Ilyaas Haashi kkkkkkiska dhagaysta camal maxaanlayska qaadaa dheh anakaa kasayno


  • Hooyo Maryan
    Hooyo Maryan 5 месяцев назад +2

    From mogadisho Madina abaa heestaan reer waqooyi maba fahmi Karaan maxa yeelay lahjadaan reer xamar bed aa fahmi Karo xabiib sharabi xabiib qatar waaye noo

    • Faarax Ladane
      Faarax Ladane 3 месяца назад

      waa beenta anigo reer waqooyi aad baan u dhagaysta heestan wanan fahma balse dadka qaar reer badiya dartood waqooyi oo dhan ha u cayin


  • Abdikhadir Shariif
    Abdikhadir Shariif 5 месяцев назад +2

    hagar walaled ma haboona
    somali weyn is walalsada saas ayuu nileyahay fanankiina xabiib muradi waliyo xabiib sharaabi

  • MURIDI BABA
    MURIDI BABA 6 месяцев назад

    xabiib sharaabi

  • Omar Jamac
    Omar Jamac 6 месяцев назад

    yaa salaam

  • abdi libah
    abdi libah 6 месяцев назад

    libaax sharaabi WA shidan yahay

  • Nimo Ali Ali
    Nimo Ali Ali 7 месяцев назад +3

    Aniga bari baan ka imi xabad xAbad ban u fahamayaa

    • warda warda
      warda warda 4 месяца назад

      Nimo Ali Ali adiga wanna jcelahay heesa xaamarig


  • Nastah Ahmed
    Nastah Ahmed 7 месяцев назад +1

    muxuu sheega somali maku hadlaa miise waa luuqad kale yaaaab

  • Samiir Suldan
    Samiir Suldan 7 месяцев назад +1

    Apo Apo Apo style ku cadi maha Garanaya Garanaya kii kalena naguma jiro

  • Nasir Abdi
    Nasir Abdi 7 месяцев назад

    musiga codka stylka cadi mahan fanankena xabib sharabi xabii wixi an fahmeyn yeysan dawan

    • Samiir Suldan
      Samiir Suldan 7 месяцев назад

      Nasir Abdi kkk waa sida


  • abaa uk
    abaa uk 8 месяцев назад

    hesta cadi mahan kahari wese waku hesataa xanun weye hestan wlh xabiib sharabin ii nolaw

  • Ahmed Nur
    Ahmed Nur 8 месяцев назад

    hees. tan. waxay..quseesa..dumar. ka. aan. uqalmin..inlavuur..sado. ooy..hooyo..noqoto.

  • vandamme vantastic
    vandamme vantastic 8 месяцев назад +1

    dheeshaan caadi ma ahn waa ku haystaaa duqa maba is dhiwin

  • waa jiraa jacel
    waa jiraa jacel 9 месяцев назад

    nolow fanaan qaaliya

    • Ahmed Nur
      Ahmed Nur 9 месяцев назад

      was. waa. la. helaa. laakin..aqli. lama..helo..iyo..han..fani..faceeda.karoon. sxb.


  • Omsami All Nuh
    Omsami All Nuh 10 месяцев назад

    kkkkkk

  • Maria Jamac
    Maria Jamac 10 месяцев назад +21

    hadidan fahmayn dadka lama caayo iska daa cidna idinku qasbi mayso qof reer konfur ah oo kacabaadayo heesaha Waqooyi malaha ee intaad dadka caayi laheeden iska aamusa sidaa bu qayrku kujiraaye ✌✌✌✌✌✌

    • ? !
      ? ! 29 дней назад

      Wow xabiib wabiga jiinkis


    • Abdull Risak
      Abdull Risak 6 месяцев назад

      Maria Jamac nice


  • Axmed Ali
    Axmed Ali 10 месяцев назад

    "kahari weysee weey kuhaysataa" xabiib sharaawi ahaa halabaashaalo.

  • Mohamed Jama
    Mohamed Jama 10 месяцев назад

    Legend Habib Shirabi..

  • Axmed Somali
    Axmed Somali 11 месяцев назад

    hhhhh Naga aamus alla ku duleeye

  • ku aaway aboowe abaadir
    ku aaway aboowe abaadir 11 месяцев назад

    Ka Hari weysee waa ku haysataa

  • Roma tube
    Roma tube 11 месяцев назад

    Mhhh muqalka iyo hesta ismalahan

  • Idriss Valga
    Idriss Valga 11 месяцев назад +1

    wadadkan miyu washay maxa daray akhiro licibka!

  • abdisamad ibraahim
    abdisamad ibraahim 11 месяцев назад

    yaasalaam'

  • fhazam Omar
    fhazam Omar 11 месяцев назад

    xabiib sharaaba you are Legend

  • foos mohamed
    foos mohamed Год назад +1

    Love this song but hate this video I don't want to see old head doing that 😁

    • foos mohamed
      foos mohamed 11 месяцев назад

      afsomaali hadii la qorin jaahil maa layahey?? @sooyaal soojire bal ilabaxnimada adigaan kuu deeney eeh meel ku gaar


    • Mudane Sooyaal
      Mudane Sooyaal 11 месяцев назад

      af soomaali lee mala iskasoo qoro ar soomaaliya jahli badanaa kkkk


  • foos mohamed
    foos mohamed Год назад

    This song tho 😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩 I love it classic iyo nus iga dheh 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

    • Naaif Adam
      Naaif Adam 13 дней назад

      Wara heestan waan kaqeyliyeey cadi mahan.


  • samra cabdi adan
    samra cabdi adan Год назад

    ilahay amarkiis

  • YUSUF Omar
    YUSUF Omar Год назад

    xabiibi Venuzuela ma xasuustaa, nin aa talin jiray waxaa la dhihii jiray Hugo Chavez...haddii tagtid caracas...waxaa laguu soo dhoweyn lahaa si aan caadi ahayn.

  • Sahra Ali Hassan
    Sahra Ali Hassan Год назад

    😂😂😂😂😂

  • amal ali
    amal ali Год назад

    hhhhhhhhh😂✋

  • mohamed England
    mohamed England Год назад

    bella waaye xabiib

  • ლჰდფრ საოპრმნჯჰ

    reer now jow gow. dhulka aa tihiin waxaan ma fahmeesaan

  • Hodan Ahmed
    Hodan Ahmed Год назад

    ķkkkkkkkk

  • mrhasan ali
    mrhasan ali Год назад

    gariiidi weyee wey ku heystaata hebla la hadlayaa hhhhh

  • Sonata Abdul
    Sonata Abdul Год назад

    Malah waxu ka shekeynaya qamri cabobkisa miskin illah haku so hanuunsho

    • osman abdulahi
      osman abdulahi Год назад

      ninba waxa u daran ayuu sheegtaa qamri ayaa kuu daran adiga hada amaadba cabsan thy


  • Guled Mohamed
    Guled Mohamed Год назад +34

    Hasha geel
    Hawdka sare
    Ayay hunguriyeysataa
    Wixi hoos ku yaal
    Hammigeeda ma siiso
    Anigaa habaabay
    Anigaa hungoobay
    Wax habaaranaa
    I helee
    Hoorhoorkaan
    Heen u haastay ( haystay)
    Hurdo dheer
    Aan Hurdaayay
    Hadda leen hafiree
    Oo habaaska i qaaday
    Hoogga anaa u soo hiishooday
    Aan heybihaayay
    *Ka hari weysee*
    *Wey ku heysataa*
    Hanti maal
    Ninkii heloo
    Hananeesan waayay
    Ma hur....?
    Hal......?
    Marna waad ku hodantaa
    Marna waad ku hurtaaye
    Hagar walaaleed
    Ma habboonee
    Haad-haadkii iyo
    Hog ma igu xooree
    Hawo beenaa helaayay
    Hanqaltaag i dilee
    Wax ma ii harsanee
    Hoogga anaa u soo hiishooday
    Aan heybihaayay
    *Ka hari weysee*
    *Wey ku heysataa*

  • Ifrah Ali
    Ifrah Ali Год назад

    qofkii fahmaya famayo intakale gubataaa mmmmmmm

  • Cusleye Ciltire
    Cusleye Ciltire Год назад

    waxan ahay xagga woqooyi oo aanan waxba ka fahmin heesta,l'm from the north,and I do not understand this song jusr dance

    • Ali Abdi
      Ali Abdi 7 месяцев назад

      Cusleye Ciltire walaal waan iska kaftamayaa xumaan igama aha all somalia waa walaalaheyga


    • Cusleye Ciltire
      Cusleye Ciltire 7 месяцев назад

      @Ali Abd. Ma aflagaadeen ama ma caayin gobollada koonfurta soomaaliyaa.Laakin adigo waxaad caayaysa dadka rer woqooyi ka
      waxaa u maleeyay in aadaan arkin dadka ku nool woqooyi ka.
      waxaay yihiin dad wanaagsan oo ixtiraam iyo soo dhaweyn leh(welcom).waxaad ka hadlaysa oo ku saabsan siyaasadda
      Koonfurta iyo Woqooyi ka(NORTH or SOUTH) aad soo daahday(you're late).


    • Ali Abdi
      Ali Abdi 7 месяцев назад

      waqooyi dad xun waaye ayuu leeyahay


    • osman Ibrahim
      osman Ibrahim 7 месяцев назад

      Cusleye
      0₩Ciltire ø


    • Mahamed Salad
      Mahamed Salad 8 месяцев назад

      Cusleye Ciltire aniga konfurtaa ka imaadday hal iyo labo arey ka fahmay lkn afsomaliga waa balaranyahay marka raadi afsomali kale si aad luqada qani uga ahaato


  • samia hussein
    samia hussein Год назад

    Old is gold kahari wayes Waa kusata full stop Waa hadal dhamestiran adi Lee is kA sar cml xabiibi sharabi long life uncle ✋🏻

  • kibirleytha aniga miyaa
    kibirleytha aniga miyaa Год назад +1

    h hhh Maxa daray Wa jalbonoyabee 😄😄😄Wa iga qosliye

    • Leo Gesey
      Leo Gesey Год назад

      +Seher Cadey haa wlhi i love this shit😂😂😂


    • kibirleytha aniga miyaa
      kibirleytha aniga miyaa Год назад

      +Leo Gesey h hhh ha 😃 qosol waye lkn


    • Leo Gesey
      Leo Gesey Год назад

      laxanka ayu la jalboodey


  • ابراهيم الشريف
    ابراهيم الشريف Год назад

    بطلك شغل مشهله

  • Ateye Elmi
    Ateye Elmi Год назад

    Ninkii aan fahmeynin isagey u taalaa, af soomaali fiican weeyaan ninkanina waa fananiintii hore hobalada waaberi, alah ha ka raali noqdo xabiib sharaabi. Dadka caasiga iyo cayda meesha la soo dhex jooga isku xishooda. Ciyaala tuulo ayaad tihiine.

  • ابراهيم الشريف
    ابراهيم الشريف Год назад

    مالك ومال اسمي

  • Suhuur Mohamuud
    Suhuur Mohamuud Год назад

    xabiib shaaribay nin aan taageero noolow zxp qaaliya

  • Abdiwali Abdiwali
    Abdiwali Abdiwali Год назад

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • mohamed rasta
    mohamed rasta Год назад

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • Adan Maxamed
    Adan Maxamed Год назад

    duqa diyaartaada waan kahele laakin codkaada maficno carabkaadan ceshan kerin ciyar wey kadhacde

  • Fadumo Ali
    Fadumo Ali Год назад

    waayo waayo

  • Abdirahman Yalaxoow
    Abdirahman Yalaxoow Год назад

    allá yacizak sharaabi reer. xamar calankood wiligiis madhacayo cuidad ayaa dileyso xooloyahow

  • Wahe Omare
    Wahe Omare Год назад

    this guy is for real keep it up!

  • salma waliid
    salma waliid Год назад

    kkkk kkkkkkk don't cry

  • abdiaziz abdullahi
    abdiaziz abdullahi Год назад

    Aboow wax la kaseen malaha mehaan

  • Hassan Nairobi
    Hassan Nairobi Год назад

    waxxaan layaabay dadkaan inteey heesaha u daawasha tagaan isla ayagii caytamaayo ee aanan laga nabad geleyn tolow ayaga ceeb la,aan miyeey ku nool yihiin waa yaabaye war isku xishoodaa qof walboo naga mida isma ogo wax badan ayaa ka qaldanee

  • Hassan Nairobi
    Hassan Nairobi Год назад +1

    waxxaan layaabay dadkaan inteey heesaha u daawasha tagaan isla ayagii caytamaayo ee aanan laga nabad geleyn tolow ayaga ceeb la,aan miyeey ku nool yihiin waa yaabaye war isku xishoodaa qof walboo naga mida isma ogo wax badan ayaa ka qaldanee

  • Gabriel Bashir
    Gabriel Bashir Год назад

    I pray you .somali hero haloo istaago.

  • Abdifatah mohamed
    Abdifatah mohamed Год назад

    abaaaa xabiibi sharaabi
    kahariwaysee waaku hesataa dadka maxay kagaranayaan naw ayey yaqanane

  • Aymanado Abdikadir
    Aymanado Abdikadir Год назад +24

    caadi ma ahan qofki casimada kudhashay uunbaa fahmaya inta kale kor kayimid dhan beerta waaye

    • Saabir Bunka
      Saabir Bunka Месяц назад

      Aymanado Abdikadir 😂😂😂😂


    • Faarax Shidan
      Faarax Shidan 3 месяца назад

      Aymanado Abdikadir hhhhhh geel malaga hela casimada wax walbo gobaley ka imadaan casimada waa leyskugu ima uun taas ogow


    • Abdullaahi Abdi Abdi
      Abdullaahi Abdi Abdi 3 месяца назад

      Aymanado Abdikadir x\


    • Abdihakin Ali
      Abdihakin Ali 4 месяца назад

      Aymanado Abdikadir wa saas bro Viva Somalia Viva Xamar cadey


    • Laboufan Miler
      Laboufan Miler 10 месяцев назад

      baba waa fahmayaa anigu kolba reer koraana ahay kawaran


  • samina baby
    samina baby Год назад

    wayelnimo kufasahaad waxkaxun malahan allow sohadhee duqaan

    • Amareto
      Amareto Год назад

      +samina baby kkkkkkkk


  • Galad Warsame
    Galad Warsame Год назад

    XABIIB SHARABI BARAKE BEELE REER XAMAR CALANKOODA WAA DHACAY

  • wil shidan
    wil shidan Год назад

    start waaye xabiib

  • Idris Kainadid
    Idris Kainadid Год назад

    sxbkaa wax ka tan badan ayuu laqay ama cabay.

  • ahmed holand
    ahmed holand Год назад +4

    ree xamarka xarfaan waaye music beelo ah lkn lyrics faloob ah

    • M S
      M S Год назад

      +ahmed holand markaa lyricska soo fahantid inta CAAC kusoo dheh


  • Khadar Kheyz
    Khadar Kheyz Год назад

    Koley heesta waa igu socotaa! Nd it very shameful to not undrstnd your own language!

  • Llorente Swagger
    Llorente Swagger Год назад

    Lil Wayne iyo Chris Brown nin ubrty mafahmi Karo heestan aba xabiib nice waaad ka baxsaty heestan

  • سيف عبدالعزيز
    سيف عبدالعزيز Год назад

    Can someone tell me how i got here?
    this is so weird.

  • Abdul Kadir
    Abdul Kadir Год назад

    Ninki fahmaaayo ayaa fahmaayo ababa

  • Idman Q
    Idman Q Год назад +1

    This guy is funny.

  • MahatTUBE
    MahatTUBE Год назад

    great song, great man but looks like someone else sh*t

  • Hashi Has
    Hashi Has 2 года назад +1

    shame on him uuuh

  • zaak honey boy
    zaak honey boy 2 года назад

    we we xabib sharaab nin qaliya hasha gele

  • Shayaan Siyad
    Shayaan Siyad 2 года назад

    👍👍

  • Abu Mo
    Abu Mo 2 года назад

    nice

  • Sherin Abdi
    Sherin Abdi 2 года назад

  • Sherin Abdi
    Sherin Abdi 2 года назад

  • Najib Asad
    Najib Asad 2 года назад +1

    kan hooyadiis waa ku qasaartay wallee inay mas dhashaa udhaantay iyo jiir

  • Jiimka
    Jiimka 2 года назад

    Big Up Habib Sharabi

  • Saciid Sare Maxamuud
    Saciid Sare Maxamuud 2 года назад

    Big legend meeshaada kasiiwad

  • Najiib Ali
    Najiib Ali 2 года назад

    Xabiib sharaabi xabiib hasha Geela caadi ma aha kkk

  • ina m xasan
    ina m xasan 2 года назад

    خافوربكم ياإخوةلإيمان قولو كل الفنان توبو إلاالله توبةنصوحه الله يهديه ويهدينا

Seo